Home WARARKA GALMUDUG Deg deg weerar dad lagu laayay oo goordhaw ka dhacay dhuusamareeb

Deg deg weerar dad lagu laayay oo goordhaw ka dhacay dhuusamareeb

0

 koox hubeysan oo aan heybtooda la aqoonsan ayaa ilaa sadax qof kudishey bartamaha Dhuusamareeb, waxaa sidoo kale jira tiro dhaawacyo ah, sida aan kasoo xiganey Taliska Booliiska Dhuusamareeb.

Lama oga sabababta arintan ka danbeysa balse weerarka marka uu dhacay waxaa goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa maamul gobaleedka galmudug

Saraakiisha lamaha aamanka dhuusamareeb ayaa la filaya in ay goordhaw faah faahin ka bixiyaa cida weerarka geysatay iyo qasaarahii ka dhashsy wèerarkaasi

Amaanka dhuusamreeb ayaa aha wayahan mid faraha ka sii baxay kadib markii lamaha amaanka degaaanka iyo madaxda sare ee maamulka uu sooo kala dhax galay khilaaf kaa oo ku saabsan qaäbka loo sugayo amäanka magaaalda

Lasoco waxii faah faahin ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here