Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Degmada Caabudwaaq oo lagu Dilay qof Shacab ah iyo xiisad ka...

Degdeg Degmada Caabudwaaq oo lagu Dilay qof Shacab ah iyo xiisad ka Taagan

0

Nin kasoo Jeeda Beesha Jareer weyne oo Caabudwaaq lagu Dilay.

Axmed Odawaa oo ka mid ahaa Dadka Muruq-maalka ahaana Engineer Guryaha Dhisa ayaa lagu dilay Degmada Caabudwaaq waxa uuna Hayb ahaan ka soo jeedaa Beesha Jareer-Wayne.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Guriga Engineer Axmed waxa uuna ka tagay 8 Caruur ah Ninka Dilka Gaystay ayaa ku hubaysnaa Qori AK47 ah sida Xaaska Marxuumku sheegtay.

Waxaa Hada Magaalada Caabudwaaq laga dareemayaa Kacdoon Falkaasi looga soo hor jeedo Ciidamada Booliiska Degmada ayaa Baadi goobaya Cidii Falkaasi ka dambaysay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here