Home WARARKA GALMUDUG Degdeg General Mascuud oo loo magaacabay xilal Sare Sare

Degdeg General Mascuud oo loo magaacabay xilal Sare Sare

0

Janaraal Mascuud Maxamed Warsame ayaa loo magacaabay Taliyaha xasilinta Galmudug iyo madaxa amniga doorashooyinka kadib digreeto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Magacaabista Janaraal Mascuud ayaa ku soo aadeysa iyadoo uu dhuusamareeb joogo Janaraal Saadaq Joon, kaasoo maalmahaan la hadal haayay in loo magacaabi doono sugida amniga doorashooyinka Galmudug.

General mascuud ayaa horay uga tirsana Ahlusuna waljamaaca generalkaan ayaa caan ku ahaa la dagaalan alshabab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here