Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdishu

Degdeg Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdishu

0

Qof naftiis hallige ayaa isku Qarxiyey goob ay ku sugnaayeen dad shacab, dadka la isku Qarxiyey waxaa kasii xageeyey (U dhawaa) baabuur Ciidan oo Millatry iyo Booliis isugu jira.

Is Qarxiyaha ayaa rabay in Ciidanka bartankooda uu isku qarxiyey, balse shacabka dhexdooda ayuu isku qarxiyey. Shacab oo kaliya ayuu dhibaateeyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here