Home WARARKA GALMUDUG In ka badan 30 saxafi oo ka tirsana Saxafiyiinta Galmudug oo tababar...

In ka badan 30 saxafi oo ka tirsana Saxafiyiinta Galmudug oo tababar looga furay Dhuusamareeb

0

Kulankaan oo loo qabtay in ka badan 30 Suxufi oo ka tirsan wariyaasha Galmudug islamarkaana ujeedkiisu ahaa qaadashada Tababar ku saabsan Habtabinta Wariyaasha ayaa ka furmay Magaaladda Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad goboleedka Galmudug.

Siminaarkan oo Noqonaya Wajigii labaad Sidoo kalena Socon doona mudo laba maalmood ah ayaa wariyaasha ka qeybgalaya loogu turxaan bixinayaa Habraacyada Saxaafada ee loogu talagalay Soo Tebinta Rabshadaha ku salaysan Tacadiyada Jinsiga.

Daahfurka Siminaarkan oo ay ka qeyb galeen Masuuliyiin kala duwan sida Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Axmed Shire Falaglle, mudanayaal ka Socda Wasaarada haweenka Federaalka iyo Macalimiin qibrad sare U leh aqoonta loogu talagalay in lasiiyo wariyaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here