Home WARARKA GALMUDUG Odayaal Dhaqameed Farabadan oo caawa lagu Xitay Magaalada Matabaan

Odayaal Dhaqameed Farabadan oo caawa lagu Xitay Magaalada Matabaan

0

Odayaal Dhaqameed gaaraya 17 oo dhamaantood ka tirsan Odayaasha Dhaqanka Beesha Cayr ayaa lagu xiray Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan waxa ayna ka Qaybgalayeen Gogosha Nabadaynta Cayr iyo Xawaadle.

Xariga Odayaasha ayaa yimid ka dib markii ay keeni waayeen Lacago Diyo ah oo laga rabay ayna ku andacoodeen in dhanka Beesha Xawaadle Xisaabaad uga badani uga maqan yihiin.

Sida Xogta aynu ku helnay ayaa waxaa Odayaasha xiray Ciidamada Dowlada oo Halkaasi ku sugan waxaana jira Odayaal Xariga ka baxsaday oo gaaray Deegaanka Gari-jir ee katirsan Gobolka Hiiraan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here