Home WARARKA GALMUDUG Policeka Gobalka Banaadir oo gacanta Ku dhigay nin xaaskisa 2 maalin ka...

Policeka Gobalka Banaadir oo gacanta Ku dhigay nin xaaskisa 2 maalin ka hor Dilay

0

Ninki lagu eedeyay dilka xaaskiisa oo gacanta lagu soo dhigay.

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa hada shaaciyay in gacanta ku hayaan eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali ugu dilay Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir 4tii- June- 2021.

Qoraal ka soobaxay Boliiska ayaa Lagu sheegay in Bashiir Cabdi Xasan uu wajahidoonaa Cadaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here