Home WARARKA GALMUDUG Raysulwasaare Rooble oo magacaagabay Gudi Farsamo oo ka Shaqeeya arimaha Doorashooyinka halkaan...

Raysulwasaare Rooble oo magacaagabay Gudi Farsamo oo ka Shaqeeya arimaha Doorashooyinka halkaan ka aqriso Magayada Gudiga

0

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa magacaabay Guddi Sare ee Farsamo oo ka taageeraya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha arrimaha doorashooyinka, kuwaasoo ka kooban todob xubnood.

Guddigan ayaa howshiisa tahay isku xirka dhammaan howlaha doorashooyinka ee hey’adaha ku shaqada leh, sida Beesha Caalamka, Golaha Wadatashiga Qaran iyo Guddiyada kale ee doorashooyinka heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here