Home WARARKA GALMUDUG Wafdi uu Hogaaminayay James Swan oo Soo gaaray Dhuusamareb lana kulmay Madaxweyne...

Wafdi uu Hogaaminayay James Swan oo Soo gaaray Dhuusamareb lana kulmay Madaxweyne Qoorqoor

0

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay wakiillo ka socday Beesha Caalamka.

Dhasamareeb, 16 Jun,2021: Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Ergayga gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada midoobay ee arrimaha Soomaaliya Ambs James Swan, oo ay wehlinayeen xubno ka tirsan wakiilada beesha caalamka sida;
wakiilka Midawga Afrika, iyo wakiillo ka socday EU iyo IGAD.

kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta arrimaha amniga, doorashooyinka, bini aadanimada iyo xaalada guud ee Galmudug iyo Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here