Home WARARKA GALMUDUG Wafdigii Dhismaha Wadada Hobyo iyo Gaalkacyo oo galabtay gaaray Ceeli guula+Sawiro

Wafdigii Dhismaha Wadada Hobyo iyo Gaalkacyo oo galabtay gaaray Ceeli guula+Sawiro

0

Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Howla Guud iyo Guryeynta Dowladda Galmudug Islamarkaana qeyb ka Yihiin Masuliyin ka Tirsan Wasaaradda Howla Guud DFS Ayaa maanta gaarey degmada Ceel-guula Ee gobolka Mudug. Gaar ahaan Xarunta Gudiga Gob Ee dhismaha wadda Isku Xirta Gaalkcyo iyo Hobyo,

Masuuliyiinta ayaa goobta shaqada waxaa ku soo dhaweyay Howl-Wadenadda Shirkadda Gob ee halkaas shaqada adag ka wada.

Safarka masuuliyiinta ayaa waxaa qeyb ka ah Engineero ah kuwasi oo Islamarkaana Qiimeyn ku sameynaya Dhismaha waddo Laami ah oo 100KM Oo dhawaan Halkaa Laga Bilaabi, doono.

Qorshaha Laamiga lagu saarayo wadadaasi ayaa waxaa iska kaashanaya Midowga Yurub iyo DFS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here