Home WARARKA GALMUDUG War Deg deg ah barokac ka bilowday wasil iyo alshabab oo guda...

War Deg deg ah barokac ka bilowday wasil iyo alshabab oo guda u galay degaan wasil u dhaw

0

Ciidamada Dowlad Gobaleedka Galmudug Ayaa Cawa Dhaq Dhaqaaq Kawada Deegana Udhaxeya Degmoyinka Wisil Iyo Bacadweyne Ee Gobalka Mudug Kadib Markii Dadka Deegaanka Ay Sheegeen In Malayshiyaad Katirsan Al Shabaab Halkaa Lagu Arkay

Inkastoo Al Shabaab Ay Kusugan Yihiin Bacadweyne Hadana Warar Hobyo Media Ay Heshay Ayaa Sheegaya In Ciidamada Darawiishta Galmudug Ay Cawa Howlgallo Ay Kaqadaan Deeganada Laga Soo Wariyay In Al-Shabaab Lagu Arkay

Saraakiisha Ciidanka Darawiishta Galmudug Oo Qarkood An Kahadalnay Ayaa Kuwaramaya In Ay Kawar Hayaan Tirada Al-Shabaab Ee Kusugan Bacadweyne Islamarkaana Ay Ciidanka Udiyarsan Yihiin Sidii Looga Hirtagilaha ,

Dadka deeeganka wasil oo goordhaw hobyomedia ay.la hadashay aya sheegaya in xaalka deeganka uu kacdan yhy dadkana qaarkood ay isku diyaarinayan in  deganka ay ka.baro.kacaaan

Wixii.warar ah oo soo.kordha kala doco.hobyomedia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here