Home WARARKA GALMUDUG Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Alcadaala Ayaa Xariga Ka jaray Dugsigii Sare ee...

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Alcadaala Ayaa Xariga Ka jaray Dugsigii Sare ee ugu horeeyey ee laga Hirgaliyay Magaala Xeebeedka Hobyo

0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Cabdirixmaan Yuusuf Cumar ayaa xarigga ka jaray Dugsigii Sare ee ugu horeeyay ee laga Hirgeliyay Degmada Taarikhiga ah ee Hobyo, ka dib markii wasiirku uu iibiyay Dhulka Dugsigaan, sidoo kalana uu bixiyay lacagta lagu dhisay.

Furitaanka Dugsiga Sare ee Hobyo ayaa waxaa si wayn u soo dhoweeyay dadka deegaan oo markii hore waxbarashada Dugsiga sare u raadsan jiray magaalooyin kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here