Home WARARKA GALMUDUG Xildhibaan Cabdiraxmaan odowaa oo maantay Soo gaaray magaalada Hobyo

Xildhibaan Cabdiraxmaan odowaa oo maantay Soo gaaray magaalada Hobyo

0

Xildhibaan Cabdiraxman odawaa oo maantay soo gaaray magaalada xeebeedka Hobyo ayaa sidaan yiri.

Waxaan u mahad celinayaa dhammaan ree Hobyo maamul iyo shacab oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha dagmada Hobyo iyo ku xigeenkiisa, iyo Xildhibaanada Galmudug oo si diirran iigu soo dhaweeyay maanta magaalada.
Waxaan u imid booqasho maalmo qaadan doonta oo aan imid si aan ula shiro dadka deegaan doorashadayda si aan ugu xisaab celiyo wax qabadkaygii afartii sano ee la soo dhaafay isla-markaana uga codsado taageeradooda mar kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here