Home WARARKA GALMUDUG Xildhibaano iyo Ciidamo ka tirsan kuwa galmudug oo gaaray aaga Saakay lagu...

Xildhibaano iyo Ciidamo ka tirsan kuwa galmudug oo gaaray aaga Saakay lagu dagaalamay ee u dhow baxdo gaabo.

0

Ciidamada Amaanka Dowlada Federalka Iyo Galmudug Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Galmudug Ayaa Ku Guuleystay Kala Qaadista Maleeshiyo Tiro Dhowr Jeer Ah Uu Dhexmaray Dagaal Khasaaro Dhaawaca Dhaliyey Kaas oo Ka Dhacay Dulledka Deeganaka Baxdo Gaabo Ee Gobolka Galgaduud.

Wuxuuna Dhexmaray labo maleeshiyo Beeleed oo Cadaado iyo Gaalkacyo kasoo kala Jeeda iskuna heeystay lahaan Shaha Dhul Deegaan ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here