Home WARARKA GALMUDUG Daawo madaxweynaha syria bishaar al-assad oo mar kle si cajiib ah xilka...

Daawo madaxweynaha syria bishaar al-assad oo mar kle si cajiib ah xilka madaxweynimo loogu dhaariyay

0

Madaxweynaha syria bishaar al-Assad ayaa mar kale loo dhaariyay in uu noqdo madaxweynaha syria,kadib markii doorashooyinkii laga qabtay wadankaasi mar kale uu ku guulaystay

Doorashooyinkii laga qabtay wadankaasi ayaa 95% boqolkìiba markii la tiriyay codadkii la dhiibtay ayaa sida ka sheegay waxaa ku guulaystay madaxweynaha xilka horey u sii hayay ee bishaar al assad

Halkan hoose riix ka daawo muuqaalka xafladii lagu dhaarinayay madaxweynaha syria

https://fb.watch/6OOOyUYn31/

Wadanka syria ayaa ah wadan ay ka socdaal dagaalo sokeeye iyo. Kuwo argagaxiso waxaana  dagaalada wadankaasi ka qarxay. Ay sababeen in malaayiin reer syria ay ka qaxaaan wadankooda kadib markii dowlada ay dagaalo la galeen malatariga wadanka oo dhinac ah iyo maleeshiyaadka daacish oo dhankooda dowlada weerar ku soo qaaday.

Hobyomedia xafiiska Austria

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here