Home WARARKA GALMUDUG Daawo Sawirada: Ciidamo Ka tirsan Galmudug iyo Kuwa Gorgor oo ku wajahan...

Daawo Sawirada: Ciidamo Ka tirsan Galmudug iyo Kuwa Gorgor oo ku wajahan Ceelbuur oo ka baxay Dhuusamareeb

0

Cutubyo ka tirsan ciidamada Galmudug iyo Guutada 15-aad iyo GorGor oo qayb ka ah Ciidamada ku wajahan Ceelbuur ayaa loo daabuley aaga Deegaanka Bulacle, xili howlgalka ka socda Koonfurta mudug uu isna kaabiga kuhayo Magaalada Camaaro.

Maalmahaan ayaa Ciidamada Galmudug waxay ay wadeen goluf xoogeh oo alshabaab looga Saaraayo Deegaanada ay kaga Suganyihiin Deegaanada Galmudug.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here