Home WARARKA GALMUDUG Xog:- sadaaq joon oo 3 sharuudood hordhigay beesha saleeman si duqaymaha Mudug...

Xog:- sadaaq joon oo 3 sharuudood hordhigay beesha saleeman si duqaymaha Mudug ka socda ay uga badbaadan(Akhriso)

0

HM-xafiiska cadaado :-Gen ,Saadaq joon oo ka mid ah saraakiisha dagaalka mudug ku jira ,isla markaana qaybta ka ah dagaalka lagu xoreynayo deganada shabaab ay ka joogaan gobalka mudug aya xog hoose oo ay heshay hobyomedia.com waxy tilmaamaysaa in sharuudo adag uu hordhigay beeshiisa si ay uga badbaadan duqaymaha isdabo joog ka ah ee ka socda gobalka mudug.

Saadaq joon oo qadka taleefanka kuls hadlay odayaasha ku sugan camaara,caad iyo deganada u dhaw dhaw ayaa waxa uu dul dhigay e sharuudood si ay uga badbaadan duqaymaha loona badbaadiyo dadka shacabka ah ee deeganadaasi ku dugan.

Sharuuda 1aaad

GEN,Saadaq joon aya odayaasha ka dalbaday in shababka faro ku tiriska ah ee kor ka hysta ay iska saaran si maatida loo badbadiyo isla marnana ay odoyaasu ogolaadaan in deganada ay ciidan soo galaan iyadoo aan wax xabad ah dhicin

Sharuuuda 2aaad

In odoyaasha ay goaankooda muujiyaan ,ku. Banaanbaxaan alshabab , ama si hoose isaga saaraan si dagaal looga baaqsado

Sharuuda 3 aad

In dagaal lagu soo galo deganka ,la duqeeyo meel walba oo lagu tuhmayo alshabab taa oo uu sheegay in ay lèdahay qasaaaro aan la sii shaacin karin waa hadii xal la waayo waxaana uu shgy in dhib bdn oo isugu jira burbur, qasasare nafeed uu ka dhalan karo wxna odoyaasha loo sheegay in aysan jirin fursad dheer madama hawulgalka uu yhy mid aan waqti la isla sugin karin.

Xogta ay heshay hobyomedia aya tilmaamaysa in odoyaasha oo cabsi wayn ka qaba alshabab aysan bixin hadalo lagu qanci karo taa oo ka dhigysa in aan marns la horeyn dagaal madam shabaabka deganadaasi hysts ay yihiin kuwo mayal adag isla markaana isla beeshaasi ka soo jeeda.

Wixii warar  ar oo ku soo kordha ishs ku haay daqiiqad kasta hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here