Home WARARKA GALMUDUG Deg deg alshabab oo goordhaw weerar is qarxin ku bilowdayku soo qaaday...

Deg deg alshabab oo goordhaw weerar is qarxin ku bilowdayku soo qaaday deganka bacadweyn ee gobalka mudug

0

Ciidamada amniga Galmudug ee ku sugan afaafka hore ee Magaalada bacaadweyne ayaa fashiliyay weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsanayay gaari land cruiser ah, kadib markii ay ciidamadu toogteen wadihii gaariga, isla markaana uu qarxay gaariga, ma jiraan haba yaraatee wax khasaare ah marka laga reebo nafti haligihii gaariga wadey ee goobta lagu toogtay.

Ciidamada amaanka ayaa baaritaan ka wada degaanka waxaana dadka degaanka ay u shegayaan in ay is dajiyaaan

Saraakiil ka tirsan laamaha amaanka ayaa goordhaw u xaqiijiyay in gobalka mudug laga bilaabayo dadaalo lagu doonayo in  alshabab looga saaro deegaanada mudug ay kaga sugan yihiin

Wixii warar ah oo ku soo kordha kala soco hobyomedia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here