Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Ciidamada Darawiishta galmudug iyo kuwa Xooga Dalka Soomaliyeed oo Dagaal qaraar...

Degdeg Ciidamada Darawiishta galmudug iyo kuwa Xooga Dalka Soomaliyeed oo Dagaal qaraar ka dib lawareegay Degaanka Qaycad

0

Deg Deg Ciidamada Dowlada Gaar ahaan Guutada Danab iyo Daraawiishta Galmudug ayaa Alshabaab kala wareegay Deegaanka Qaycad oo Dhanka Bari Koofure 5km ka Xiga Degmada Bacaadwayne.

Dagaal Xoogan ayaa Halkaasi ka dhacay Saraakiisha Ciidamada Dowlada ayaa Guulo ka sheegtay Dagaalkaas waxa ayna Xuseen inay Halkaasi ku dileen Xubno ka tirsan Alshabaab.

Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa Maalmahaan waxaa ka socda Howlgal saf Balaaran ah oo lagu Ekeeyey Alshabaab oo Mudo ku sugnaa Deegaanadaas.

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here