Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Ciidamada Galmudug iyo kuwa Federalka oo Dib ula wareegay Degmada Bacaadwayn

Degdeg Ciidamada Galmudug iyo kuwa Federalka oo Dib ula wareegay Degmada Bacaadwayn

0

Ciidamada galmudug iyo kuwa Xooga Dalka Soomaaliya ayaa Saakay aroortii hore Dib ula wareegay Degmada Bacaadwayn kadib markii Maleshiyaadka Alshabaab isaga Baxeen Xalay Saaq dhexe.

Waa markii labaad oo bishaan gudaheeda ay Ciidamadu qabsanayaan Degmada Bacaadwayn lama oga inay Soi joogi Doonaan iyo inkale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here