Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Diyaaradaha Maraykanka oo Alshabab ku duqeeyey meel ay isku aroorsanayeen oo...

Degdeg Diyaaradaha Maraykanka oo Alshabab ku duqeeyey meel ay isku aroorsanayeen oo u dhow degmada Bacaadwayn

0

Diyaaradaha Dagaalka Dowlada Maraykan ayaa Maanta Gataal ku dhuftay Goob ay Alshabaab ku urursanayeen oo hoostagta Degmada Bacaadwayne ee Gobolka Mudug laguna Magacaabo Dowlad.

Duqayntaasi lala beegsaday Alshabaab ayaa Qayb ka ah Dagaal Maamihii u dambeyey ay wadeen Ciidanka kumandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Uu lasocod Ciidamo uu wato Saadaq Joon

Khasaaraha ka dhashay Duqayntaan Wali lama soo warin walina waxaa sii socda Dagaalka Alshabaab lagula jiro oo ka socanaya Gobolka Mudug.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here