Maleshiyaadka ka Tirsan Ururka Al.shabab Ayaa Galabta Hoobiyaal Ku Tuurey Aaga Degaanka Qeycad Mudug oo ay ku Suganaayeen Ciidanka Darawishata Galmudug.
Waxaana Halkaa ku Dhacey Tiro Hobiyaal ah
Ma jiraan wax Khasaare ah oo ay Geysteen Hobiyaashaa Marka Laga Soo tago in Ciidanka Galmudug ay Iska Caabin Xoogan ay sameyeen,