Home WARARKA GALMUDUG Xog culus:- mxa ka jira in C,qaybdiid iyo qoor qoor ay...

Xog culus:- mxa ka jira in C,qaybdiid iyo qoor qoor ay isku khilafeen qaabka loo dagalgalinayo ciidan beesha sacad dagaalka mudug ka socda?

0

Tan iyo markii dagaalka nudug ka socda uu bilowday  waxaa soo ifbaxayay qaabka loo maamulayo iyo cida hogaaminaysa dagaaalka ka socda gobalka mudug , dagaalkäsi oo lagu qorsheyay in mudug looga xorèeyo kooxda alshabab

Kadib weerarkii shabab ay ka gaysteen degmada wasil ee gobalka mudug aya odoyaasha beesha sacad iyo madaxweyne qoor qooor wxy isla meel dhigeen in muhiim tahay in laga hortago dhibaato kle oo deganada nabadoon ay shabab weeraro ka gaystaan madama shabab ay bilaabeen qorshe ay ku doonayaan in gobalka mudug ay kula wareegaan.

Hadaba si loo dagaal galiyo ciidanka daraawiishta galmuudg oo ah ciidamo ay leeyihiin cududooda iyo hubkooda beesha sacad ee galmudug aya wxaa madaxweyne qoor qoor uu garab waydiistay c,qaybdiid taa oo kèentay in ciidanka la dagaal galiyo

Hadaba c,qaybdiid iyo qoor qoor aya khilaafi uu soo dhax galay kadib markii hogaanka dagaalka loo dhiibay saraakiil ku heeb ah madaxweyne qoor qoor kuwaasi oo hogaaminaya ciidanka danab iyo kuwa kale oo uu hogaaminyo sadaq joon .

C,qaybdìid oo helay cabasho ka tinid ciidanka daraawiishta galmudug ayaa sababtay in uu tago furimaha dagaalka kadibna uu la hadlo madaxweyne qoor qoor.

Sida ilo ki agdhaw labada dhinac ay u sheegeen khiöaafka labada dhinac aya dib u dhigi kara qorshe c,qaybdiid uu diyaariyay qorshahaasi oo ku saabsan qaab fudud oo shabab looga sarayo xarardheere ,balse ay ka horeyso in la isku fahmo qaabka loo dagaalgalinyo ciidamada iyo cida hogaaminaysa.

Qasaaraha u badan dagaalkii socday maalmihii la soo dhaafay waxa uu gaaray ciidanka daraawishta galmudug oo ah ciidamo beleed ay lee yihiin beelaha sacad ee galmudug

Saraakiil ka tirsan xooga dalka aya raadinaya qaab la isku fahmo si ay u yaraato dhibaatada soo gaaraysa cìdamadä waxaana wali si hoose u socda qaab lavada masuuul lagu dhax dhaxaadinayo.

wixii warar ah oo ku soo kordha kala soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here