Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Alshabaab oo Soo Gaaray Deegaano hor leh oo katirsan Koonfurta Mudug...

Degdeg Alshabaab oo Soo Gaaray Deegaano hor leh oo katirsan Koonfurta Mudug Fariisin Cusubna Kasamaystay

0

Ururka Alshabaab oo fariisin cusub ka sameystay deegaanka Sirgo ee koonfurta gobolka Mudug

Deeganka Sirgo oo duleedka ka ah magaalada Xinlabi ayaa fariisinkan Alshabaab ka sameysten saacado ka hor sida ay sheegayaan dadka deeganka

Alshabaab ay horey fariisin ugu lahaa deeganka Caad waxayna haatan u muuqataa in Alshabaab 60 KM kasoo ruqaan sadeen saldhigoodii hore marka loo eego fariisinkan cusub

Magaalooyinka Camaara iyo Bacaadweyn oo ciidamada huwanta horey uga baxeen ayaa xiligan waxaa soo food saaray waxbarasho la,aan, caafimaad daro, hoos u dhac garanacsi iyo hakad ku yimid dhamaan adeegyada hormarined

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here