Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Maleshiyaad Hubaysan oo weraray Gaadiid ku Safrayay Wada Xariirisa Balanbal iyo...

Degdeg Maleshiyaad Hubaysan oo weraray Gaadiid ku Safrayay Wada Xariirisa Balanbal iyo Guriceel

0

Maleyshiyaad Hubeysan oo rasaas huwiyay gaari Xamuul ah oo nuuciisu yahay dhayne oo marayay deegaanka Balli-hawd Sidayna Qudaar

Garigaan la rasaaseyey ayaa ka yimid magaalada Baladweyne waxaana uu ku sii jeeday Degmada Balanballe ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Lama soo warin wax khasaare nafeed ah waxaana weerarkaan geystay maleyahiyaad isbaaro u taalay Deegaanka Balli-hawd iyadoo dadkii gaariga saarnaa ay u baxsadeen dhanka Balanballe

Degaankaasi Waxaa Maalmihii ugu danbeeyay Kadhacay Dilal ku Saleeysan Anooyin Qabiil oo iisu Geeysanayaan Dad Kasoo Kala Jeeda Balnballe Iyo Guriceel

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here