Ciidanka Dowladda oo Ku Qulqulaya Deegaanka Balli-Hawd Ee Gobolka Galgaduud si ay u Xoojiyaan Ciidanka Jeneraal Mascuud Horkacayo ee La Dagaalamaya Ciidanka Ahlusunna ee Soo Labo Kacleeyay.
Ilaa Afar gaari oo Ciidanka Gorgor iyo Kuwo Milateriga isugu jira ayaa ku baxay Deegaanka Xiisada ka taagan tahay waxaana Ahlusunna Dhankeeda ka jira Diyaar Garow xoogan iyadoo laga Cabsi qabo in Xiisadu ay Deegaano hor leh ku faafto