Home WARARKA GALMUDUG Madaxdii Ahlu Suna oo Dib ugu soolabtay Degaanada Galmudug iyo Macalin maxamuud...

Madaxdii Ahlu Suna oo Dib ugu soolabtay Degaanada Galmudug iyo Macalin maxamuud oo galabtay soo gaaray

0

DegDeg Hogaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud Ayaa galabtay Maqribkii ka degay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

Macalin Maxamuud ayaa Deegaanka Huurshe kaga qeybgalaya siyaarada Shiikh Yuusuf Shiikh Ibraahim Direed waxaana isna si uu siyaaradaas uga qeybgalo maanta Guriceel kaga degay shiikh Shaakir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here