Home WARARKA GALMUDUG Safar Qoor Qoor ee Puntland, iyo culayska saran farmaajo arinta kiiska ikraan

Safar Qoor Qoor ee Puntland, iyo culayska saran farmaajo arinta kiiska ikraan

0

Warar lagu kalsoon yhay oo ay heshay hobyomedia.com xafiiskeda magaalada gaalkacyo aya shegaya in madaxweynaha maamulka galmudu mudane cabdi kaarie qoor qoor uu safar u yahay puntland , waxana halkaasi uu uga qayb galaya shir ay isugu imaan doonan mdaxda dowlad gobaledyada ee somalida

shirka aya looga hadli doona xalka dalka uu marayo amaanka iyo siyaasada , waxaana qoor qoor loo soo diray isago matalaya madaxwenyne farmajo in uu dowlad gobaledyada uu ka dhaadhiciyo in kiiska ikran mesha laga saro oo siyaasad ahaan meesha looga saro si xooga loo saaro arimaha siyasada dooroashooyinka

madaxweynaha maamulka galmudug aya ku guul daraystay in madaxda dowlad gobaledyada qaar uu ka dhaadhciyo in garab a siiyo madaxweyne farmaajo si meesha looga saro edeynta fahan yaasin kiiska ikraaan

kulan hoose oo ay wada galeen qoor qoor iyo laftagareen aya ku dhamaday guul daro waxana laftagareen oo xal u wayay khilaafka siyaasadeed ee farmajo iyo rooble waxa uu dib ugu laabtay degankaasi.

sikastaba ahaatee madaxweyne qoor aya lagu dhaliilaya in uu  ku jaah wareersan yhy siyaasada , isla markana deganadii galmudug ay shabab la wareegayan degano badan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here