Home WARARKA GALMUDUG Wasiirka Arrimaha Dibedda Qatar oo Kulan la leh Taalibaan

Wasiirka Arrimaha Dibedda Qatar oo Kulan la leh Taalibaan

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Qatar Maxamed Bin C/raxmaan Althani ayaa booqasho ku tegay caasimada dalka Afganistan ee Kabul, isagoo Kulamo la leh Hoggaamiyayaasha Taalibaan.

Afhayeenka Taalibaan, Suhayl Shahiin ayaa u xaqiijiyey Suxufiyiinta booqashada Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Qatar, wuxuuna xusay inuu Kulamo la leeyahay Madaxa Dowladda Imaaradda Islaamiga Afganistan, Maxamed Xasan Akhund.

Afhayeenka ma bixinin Faahfaahin dheeraad oo ku Aadan qoddobadii looga hadlay Shirkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here