Home WARARKA GALMUDUG Xog: madaxweyne qoor qoor oo ka jiiftay dagaalka gobalka mudug iyo...

Xog: madaxweyne qoor qoor oo ka jiiftay dagaalka gobalka mudug iyo saadkii ciidanka oo gabaabsi ah

0

Warar lagu kalsoonan karo oo ay heshay hobyomedia.com xafiiskeeda magaalada gaalkacyo aya shegaya in madaxweynaha  dowald gobaledka  galmudug mudane qoor qoor  uu telefanada ka qaban wayay sarakiisha hogaaminaysa dagaalka shabab looga xoreynayo gobalka mudug .

warar lagu kalsoonan karo aya shegaya in madaxweynaha uu ka jiiftay xil iska saarida in shabab laga saaro deganada hoostaga gobalka mduug halkaasi oo dagalo badan ay ka dhaceen .

ciidanka aya la sheegay in saadkii uu gabaabsi ka yahay , waxana wararka intaasi ay ku darayaan in shababa ay isku soo fidinayaan deganadii laga xoreeyay

saraakiisha  ciidamada daraawiishta dowlad gobaledka  galmudug aya dhaliil u jeediyayay madaxweyne qoor qoor , kaasi oo ku adan in madaxweynaha aysan daacad  ka ahay  in shababab laga xoreeyo deganada hoostaga gobalka mudug

kooxda maleeshiyada alshabab ay in ka badan 10 sano waxay xarumo waa wayn ay ku leeyihin deganada gobalka mudug , halkaasi oo ciidamada ugu badan ee shabab ay fariisimo ay ka dhigteen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here