Home WARARKA GALMUDUG Xog shabaab oo dulaan ku ah degano mudug ka tirsan ,iyo xafiiska...

Xog shabaab oo dulaan ku ah degano mudug ka tirsan ,iyo xafiiska qoor qoor oo ku mashquulsan difaacida madaxweyne farmajo

0

HM__Xafiiska Cadaado:  Wararkii ugu danbeexay ee ku soo dhacay xafiiska warqabadka hobyomedia.com ee magaalada cadaado aya sheegaya in  tuulooyin hoostaga camaara lagu arkay ciidamo fabaran oo ka tirsan maleeshiyaadka alshabab kuwaasi oo isku diyaarinaya dagaalo ay ku soo qaadaan deganadii shabab laga xoreeyay kadib dagaal culus oo ay wada galeen ciidamada daraawiishta galmdug .

Dadka deganka oo la hadlay xafiiska warqabadka hoyomedia.com aya sheegaya in ay ka cabsi qaban in shabab ay dhibaato kaarsiiyan dadka degankaasi.

dadka deganka aya shegaya in ay arkeen  gadiidka dagaalka iyo ciidamo fabrabadan kuwaasi oo shabab ay ku diyaarinayan duleedka deganada miyiga ah

hobyomeia.com oo xariir la sameysay xafiiska madaxweyne qoor qoor aya ka gaabsaday in ay faah faahin ka bixiyaan arintan madama shabab ay ugu soo labo kacleeyeen deganadii dhawan laga xoreyay

sarakil ka tirsan kuwa daraawiishta galmudug aya hobyomedia,com u sheegay in xafiiska madaxweyne qoor qoor uusan diyaar u ahayn garab siinta ciidamada si shabab looga xoreeyo  deganada wali mudug ay kaga sugan yihiin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here