Home WARARKA GALMUDUG Beel ka mid ah beelaha Daga galmudug oo istaagtay Siday u xalin...

Beel ka mid ah beelaha Daga galmudug oo istaagtay Siday u xalin lahayeen Khilaafka Ahlusuna iyo Galmudug

0

Beesha Sacad oo Dhex Dhexaadinaysa Madaxweyne QoorQoor iyo Ahlusunna.

Waxgarad, Ganacsato, Siyaasiyiin Culumo iyo Aqoonyahano u dhashay Beesha Sacad oo kasoo Baxaya Gaalkacyo ayaa lafilayaaa in Maalmaha soo socda Soo Gaaran Dhuusamareeb oo ay kula kulmi doonaan Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Masuuliyiinta kale ee reer Galmudug ayna kala hadlayaan sidii Dagaal looga baaqsan lahaa Wadahadalna loogu dhameyn lahaa Xiisada Galmudug iyo Culumada Ahlusunna.

Waxay kaloo wafdigaan tagi doonaan Magaalada Guriceel ee Ahlusunna Maamusho oo ay kula kulmi doonaan Shiikh Shaakir ayadoo ujeedku yahay In aan Dagaal dhicin Heshiisna laga gaaro Khilaafka jira.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here