Home WARARKA GALMUDUG Ciidamada farabadan oo xalay Saq dhexe Gaaray Deegaan u dhaxeeye Guriceel iyo...

Ciidamada farabadan oo xalay Saq dhexe Gaaray Deegaan u dhaxeeye Guriceel iyo Dhuusamareeb iyo Qax ka Bilowday Guriceel

0

DEG DEG Ciidamada Dowlada ayaa Xalay Xili Danbe Gaaray Deegaanka Ceel-dheere oo Magaalada Dhusamareb 28km Koofur ka xiga una dhexeeya Dhusamareb iyo Guri-ceel.

Dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in halkaasi lagu arkayo Ciidamo aad u badan oo Deegaanka gudaha u soo galay

Degmada Guri-ceel ayaa Dadka Shacabka ah Saakay waxa ay bilaabeen inay Magaalada ka baxaan Cabsi ay ka qabaan in Halkaasi Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Ahlusunna ay ku dagaalamaan.

Lama oga in Ciidamadu Ceel-dheere ka sii gudbi doonaan iyo in kale.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here