Home WARARKA GALMUDUG Ciidamo Ka tirsan Amisom oo maantay soo gaaray Dhuusamareb ogow ujeedkooda

Ciidamo Ka tirsan Amisom oo maantay soo gaaray Dhuusamareb ogow ujeedkooda

0

Ciidamo Boolis AMISOM ayaa saaka gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, kuwaasoo qeyb ka noqonaya sugida amniga doorashada Golaha Shacabka, waxaana sidoo kale la filayaa in maalmaha soo socda tagaan Dhuusamareeb illaa 250 askari Itoobiyaan ah oo xoojinaya Ciidanka Jabuuti ee horay u joogay magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here