Home WARARKA GALMUDUG Degdeg astaanka Hobyo ee magaalada Gaalkacayo OO dad lagu Dilay

Degdeg astaanka Hobyo ee magaalada Gaalkacayo OO dad lagu Dilay

0

Israsaaayn ka dhacday Wadada Astaan hobyo ee koofurta Gaalkacyo ka dib markii dabley hubeyaan oo gaari watta ay isku dayeen in ay dilaan nin kaalin shidaal gadayay.

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in israsaasaynta uu ku dhintay mid ka mid ah dableydii weerarka soo qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here