Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Ciidamo Farabadan oo ka Baxay Dhuusamareb si ay Gacanta Maamulka Galmudug...

Degdeg Ciidamo Farabadan oo ka Baxay Dhuusamareb si ay Gacanta Maamulka Galmudug ugu Soo celiyaan Dhuusamareeb

0

Ciidamo ka baxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa gaaray Waqooyiga magaalada Guriceel oo maalmo ka hor gacanta u gashay Ahlusunna.

Wararku waxay sheegayaan in qorshuhu yahay in ciidamadaan oo ka socda dowladda Soomaaliya ay gacanta maamulka ku soo celiyaan Guriceel iyo degaanada ku teedsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here