Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Gaari horay ay u qabsadeen Ahlusuna oo maantay usoo goostay...

Degdeg Gaari horay ay u qabsadeen Ahlusuna oo maantay usoo goostay Dhanka Galmudug lana soo bandhigay(Sawiro)

0

Gaari Booyad ah dhawaana Ciidamada Ahlusunna ku qabsadeen Dagaalkii Bohol ku Dhaxemaray Ahlusunna iyo Dowladda ayaa haatan Ahlusunna lagala goostay kaas oo haatan la keenay Deegaanka Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud una dhaxeeya Guriceel iyo Dhuusamareeb oo maalmo ka hor Galmudug la wareegtay .

Gaarigaan ayaa kamid ahaa kuwo sadax gaari gaaraya oo Ahlusunna ku faantay in Galmudug iyo Dowladda Dagaalkii Cuslaa ee Bohol ay ku qabsatay.

Gaarigaan lagala soo goostay Ahlusunnada Xooga ku qabsatay Guriceel ayaa dhabarjab ku ah Ciidan kooda

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here