Home WARARKA GALMUDUG Haween taageersan ururka ahlusuna ee lawareegay Guriceel oo bilaabay inay soo iibiyaan...

Haween taageersan ururka ahlusuna ee lawareegay Guriceel oo bilaabay inay soo iibiyaan Baabur Dagaal iyo rasaas

0

Haweenka Ganacsatada ah ee Taageersan Ahlusunna kuna sugan Dhusamareb iyo Guri-ceel ayaa Lacago ay iska Aruuriyeen waxa ay ku soo iibiyeen Gaari Nuuca Dagaalka ah, Qorigii la saari lahaa iyo Rasaas.

Gaarigaan iyo Qorigiisa iyo Rasaasta ayaa Sadax Maalmood ka hor soo gaaray Magaalada Guri-ceel.

Talaabadaan ayaa ah Mid Haweenku ku taageereen Ahlusunna oo Sanado ka dib dib isu soo Abaabushay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here