Home WARARKA GALMUDUG Maanta ayay ahayd in ladoorto madaxweynaha Dowlada federalka Soomaaliya

Maanta ayay ahayd in ladoorto madaxweynaha Dowlada federalka Soomaaliya

0
Mid ka mid ah jadwaladii doorasho ee ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran ee aan dhaqan gelin waxay maanta oo ah 10 October ku beegneyd inay dhacdo doorashada Madaxweynaha, gaar ahaan jadwalkii soo baxay bishii June.
Hubaal la’aan ayaa ka jirta in mar kale dhaqan gelida jadwalka doorashada, waxaana habraacii u dambeeyay ee doorashada uu dhigayay in doorashada Golaha Shacabka iyo diyaarinta Ergada lagu qabto inta u dhaxeysa Horaant October illaa 20 November, balse waxaa weli la soo dhameystiran doorashadii Aqalka Sare oo lix Senatar ay ka harsan yihiin 54 Senatar ee Aqalka Sare ka kooban yahay, lagana sugayo inay soo dhameystiraan Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here