Home WARARKA GALMUDUG Midowga Musharixiinta Madaxwaynaha Soomaaliya oo Walaac xoogan ka Muujiyay Dib Udhaca Doorashada...

Midowga Musharixiinta Madaxwaynaha Soomaaliya oo Walaac xoogan ka Muujiyay Dib Udhaca Doorashada Eedayna Jeediyay

0

Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wel wel iyo walaac xoog leh ka muujiyay dib u dhaca jadwalka doorashada Soomaaliya, xili shalay ay ku beegneed maalintii loo qorsheeyay doorashada Madaxweynaha sida ku cad habraacii ugu dambeeyay ee Golaha Wadatashiga Qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here