Home WARARKA GALMUDUG Wadahadaladii Ugu Horeeyey ee Galmudug iyo ahlusuna Oo fashil Kusoo Dhamaaday

Wadahadaladii Ugu Horeeyey ee Galmudug iyo ahlusuna Oo fashil Kusoo Dhamaaday

0

Wadahadalo Lagu dhex dhexaadinayay Galmudug iyo Ahlusuna oo Natiijo La,aan ku soo dhamaaday.

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Galmudug ayaa Guricel u tagay in ay wada xaajood ka dhex bilaabaan Galmudug iyo Ururka Ahlusuna ee dhawaan Qabsaday Guriceel.

Balse ahlusuna ayaa ka biya diiday Dalab Madaxtooyada Axmed Qoor Qoor ay u dhiibtay Xildhibaanada oo ahaa in Guricel ay baneyso ahlusuna si wadahadal loola galo.

Dhanka kale Galmudug ayaa deegaanka Oodaale oo Guriceel 63km Dhanka Waqooyi Galbeed uga toosan gaysay ciidamo
Ahlusuna ayaana dhankeeda Ciidamo Duldhigtay Ciidamada Dowlada ee Deegaankaasi Fariisinka Ka sameestay.

Galmudug ayaa Shalay Dhuusamreeb ka dajisay guuto ka tirsan Ciidanka Gorgor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here