Home WARARKA GALMUDUG (Akhriso )Ciidamada galmudug ee gaalkacyo oo u tilaabay waqooyiga gaalkacyo ee...

(Akhriso )Ciidamada galmudug ee gaalkacyo oo u tilaabay waqooyiga gaalkacyo ee puntland Maxaa soo kordhay?

0

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa xalay laga sameeyay kooxda la dagaalanka Mandooriyaha Khabiirada, waxaana sidoo kale halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada Booliska Gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug.

Qeybta ayaa waxaa hogaaminaya Saraakiisha Ciidamada Galmudug iyo Puntland, sidoo kale waxaa qeybta ka ahaa Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle, waxaan u jeedkiisa uu ahaa sugida Amniga iyo la dagaalanka dhamaan waxyaabaha Maanka Dooriya .

Inta uu socday gooka ciidamada waxaa u gooyay in ay gacanta ku dhiigaan 5 nin oo ku howlanaa kaganacsiga maandooriyaha khamriga labo Qori ay wateen iyo khamri iibin ay iibinayeen.

Ciidamada iyo Maamulka Gobolka Mudug ayaa ciidamada ku bogaadiyay howlgalkooda iyo sida ay ula socdaan waxyaabaha maanka dooriya, iyaga oo ugu baaqaya inay laba jibaaraan howlgallada noocaan oo kale ah.

Dowladda Soomaaliya iyo qaar kamid ah walaashii dalka ayaa bilaabay ka dhan ah maandooriyaha xashiishka iyo khamriga, waxaan burburiyeen goobo lagu farsameeyay maandooriyaha noocyadiisa kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here