Home WARARKA GALMUDUG Askari aad looga yaqaanay Degaanada Galmudug oo Galabtay Ku Geriyooda Weerar lagu...

Askari aad looga yaqaanay Degaanada Galmudug oo Galabtay Ku Geriyooda Weerar lagu Qaaday Alshabaab

0

Qarax ka dhacay Koonfurta Deganka Ceel-Dheere oo ka tirsan gobolka Galgaduud waxaa ku Geeriyoday allaha uu naxariiste wiilkan uu sawirkiisu idiin muqdo oo lagu magacabo Maxamed Cismaan Warsame.

Maxamed waxaa uu kamid ahaa dhalinyarada sida weyn loga garanayay magalada Guriceel waxaana uu ku dhintay Qarax ka dhacay degan dhanka koonfureed kaga beegan Ceel Dheere.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here