Home WARARKA GALMUDUG ciidamada daraawiishta Galmudug oo Maantay Howlgal culus Ka fuliyay koonfurta Mudug(Sawiro)

ciidamada daraawiishta Galmudug oo Maantay Howlgal culus Ka fuliyay koonfurta Mudug(Sawiro)

0

Daraawiishta Galmudug oo maanta Howlgal ka sameeyay Deegaano dhaca Koonfurta Gobolka mudug

Ciidamada Daraawiishta oo Lamahdiyay waxqabadkooda ee Galmudug ayaaa maanta Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo ka sameeyay Deegaano badan oo ka tirsan Koonfurta Gobolka mudug sida Hareeri-dheere,Cimaamad iyo shabeeloow

Ujeedka Howlgalkaan ayaa ahaa xaqiijinta Amniga Deegaanada Koonfureed ee Gobolka mudug Saraakiisha Daraawiishta ayaa ka waramaya Deegaanada ay maanta tageen

Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa inta Koonfurta Gobolka mudug waxaa ay ka sameeyaan Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo loogana hortagayo dhuumaalaysiga Nabad diidka Al shabaab ku yimaadaan Deegaanadaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here