Home WARARKA GALMUDUG Gudoomiyaha gudiga Doorashooyinka oo maantay muqdisho Lagu dooranaayo

Gudoomiyaha gudiga Doorashooyinka oo maantay muqdisho Lagu dooranaayo

0

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal ee ( FIAT) ayaa lagu wadaa in maanta doorashadiisa ay ka dhacdo Muqdisho.

Guddoomiyihii guddiga Maxamed Xasan Ciro ayaa horey xilka waxaa uga qaaday xubno kamid ah guddiga kadib markii ay ku eedeeyeen in uu ku milmay siyaasadda taageerana u muujiyay madaxweynah waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo.

Ilaa afar musharrax ayaa lasoo warinayaa in ay u tartamayso xilkaan, iyadoo goobta lagu dooranayo ay goobjoog ka ahaan doonaan xubo ka socda, xafiiska ra’isulwasaaraha, Wasaaradda arrimaha gudaha, UNDP, Bulshada rayidka iyo saxaafada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here