Home WARARKA GALMUDUG Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Galmudug oo Wacad Ku maray in...

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Galmudug oo Wacad Ku maray in la Ciqaabi doono Cidamadii ku Lugta lahaa dagaalkii Guriceel

0

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Galmudug, Gaashaanle Dhexe Cabdulaahi Abuukar Xassan oo guriceel kula hadley dhamaanba saraakiisha laamaha amniga ee Galmudug ayaa sheegay in isku dhacyadii Ciidamada dhex marey ee ka dhacey Guriceel iyo Dhuusamareeb loo ciqaabi doono saraakiisha Mas’uulka ka aheyd hoggaaminta Ciidamada dagaalamey.

Gudoomiye Cabdulaahi Dheere ayaa ciidanka amniga farey in qolo walba lagu tix-galiyo howsha gaarka u ah ee ay masuulka kaga tahay qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here