Home WARARKA GALMUDUG Gudoomiyihii Gudiga doorashooyinka Galmudug oo Xilka laga qaaday

Gudoomiyihii Gudiga doorashooyinka Galmudug oo Xilka laga qaaday

0

Guddiga doorashada Galmudug ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Guddiga Maxamed Dahir Guuleed.

sidoo kale Guddiga doorashada Galmudug ayaa waxay Guddoomiye u doorteen Maxamed Qaasim Turaabi oo ahaa Xoghayihii Guddiga.

Maxamed Daahir Guleed ayaa ahaa Garabka Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Frmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here