Home WARARKA GALMUDUG Gudoomiyihii Gudiga Doorashooyinka oo ka horyimid xilka Qaadisti lagu sameeyey

Gudoomiyihii Gudiga Doorashooyinka oo ka horyimid xilka Qaadisti lagu sameeyey

0

Maxamed Dahir Guuleed ayaa beeniyay warqadan Guddiga Hirgelinta doorashada Galmudug shaaciyeen ee ay xilka uga qaadeen.

Wuxuu sheegay in aanay jirin shir guddiga doorashada Galmudug oo dhacay.

Goordhawayd ayay ahayd Markii Baraha Bulshada lagu Faafiyay in Xilka Laga Qaaday Gudoomiyhii Gudiga Doorashooyinka Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here