Home WARARKA GALMUDUG Maantay oo Sabti ah ayaa Lafiliyaa inuu Dhaqan galo Jadwalka dorashada ee...

Maantay oo Sabti ah ayaa Lafiliyaa inuu Dhaqan galo Jadwalka dorashada ee ay Ku heshiiyeen Golaha wadatashi qaran

0

Laga bilaabo maantay oo Sabti ah  kuna Beegan 15 Janaayo waxaa bilaabanaya jadwalka doorashada Golaha Shacabka ee loo muddeeyay in 40 cisho gudahood lagu soo gabagabeeyo doorashada 15 Janaayo illaa 25 Febraayo.

Haddaba 6 todobaad gudahood malagu dooran doonaa 241 Xildhibaan ee ka haray Kuraasta Golaha Shacabka ?

Sida Dadka Falanqeeya Siyaasada Soomaaliya ay Saadaalinayaan Waxay u Muuqata inaysan Suuragal ahayn marka loo eego Habraacyada lamaraayo Sida in Ergo Laxareeyo kadibna La Tababaro, Musharixiinta La Diiwaan Galiyo Kadibna Ladoorto  Waxayna Falanqeeyayaashu Shegaayaan Waqtigaas Inuusan Ku Filnayn.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here