Home WARARKA GALMUDUG Madaxweyne Qoor Qoor oo Dib ugu laabtay Dhuusamareeb

Madaxweyne Qoor Qoor oo Dib ugu laabtay Dhuusamareeb

0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye  Ayaa Maanta dib ugu Soo Laabtay Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb.

Safarka waxaa Madaxweynaha ku wehlinaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka  GalmudugDr Maxamed Nuur Gacal oo howlo shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Ku xigeenka mudane Cali Daahir Ciid iyo xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Madaxweynaha iyo wafdigiisa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here